
Dowladda Kenya oo duulaan qaawan ku soo qaaday Madaxbanaanida Qaranka Soomaaliya
NAIROBI, Kenya – Dowladda Kenya ayaa qaadey tallaabo ay xad-gudub qaawan ugu sameysay madax-banaanida dalka Soomaaliya kadib markii Somaliland u ogolaatay inay wax ay ugu yeertay safaarad ka furato Nairobi maalintii shalay. Xalay Aqalka Madaxtooyadda …